HomeWararDaawo Sawirrada burbur gaaray Guri ay ku dagaalameen Ciidamada Jubaland iyo maleshiyaad...

Daawo Sawirrada burbur gaaray Guri ay ku dagaalameen Ciidamada Jubaland iyo maleshiyaad hubeysan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku dagaalamay ciidamada Amniga Jubbaland iyo maleeshiyaad hab beeleed u abaabulan. dagaalka ayaa waxa ka dhashay dhimashada Afar Ruux uu ka mid ah ahaa Nabadoon Caanka ahaa Magalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubbooyinka kaas oo dhex dhexaadinayay. Dad ku sugan Kismaayo […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku dagaalamay ciidamada Amniga Jubbaland iyo maleeshiyaad hab beeleed u abaabulan.

dagaalka ayaa waxa ka dhashay dhimashada Afar Ruux uu ka mid ah ahaa Nabadoon Caanka ahaa Magalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubbooyinka kaas oo dhex dhexaadinayay.

- Advertisement -

Dad ku sugan Kismaayo ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamada Amniga Jubbaland ay Madaafiic ku garaaceen Guri ku yaalla Xaafada Calanley kadib markii Ciidamada hab beeleedka u abaabulan ay galeen.

Sawiro laga soo qaaday Guriga ay Ciidamada Jubbaland hubka culus ku garaaceen ayaa muujinayay Guriga oo uu burbur xoogan ka muuqday.

Aafhayeen u hadlay laamaha Aamniga Jubbaland ayaa sheegay in howgal ay Kismaayo ka fuliyeen ku soo qabteen 11 Ruux oo hubeysan oo uu ku sheegay inay falal anidarro wadeen.

- Advertisement -

Latest stories