HomeCaalamkaCurudka Saxafigii Jamaal Khashoggi oo ka dhoofay Sacuudiga

Curudka Saxafigii Jamaal Khashoggi oo ka dhoofay Sacuudiga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Telefishinka CNN-ka Maraykanka waxa uu goor dhow shaaciyey in Saalax Jamaal Khashoggi uu ka soo ambabaxay Sacuudiga, labor maalin kadib markii uu la kulmay Boqor Salmaan iyo Dhaxal-sugaha Amiir Maxamed bin Salmaan oo ay uga tacsideeyeen dilka Aabihiisa. Lama sheegin halka uu ambabaxay Saalax Jamaal Khashoggi, waxaase loo badinayaa inuu u dhoofay Turkiga. Dowladda Sacuudiga […]

- Advertisement -

Telefishinka CNN-ka Maraykanka waxa uu goor dhow shaaciyey in Saalax Jamaal Khashoggi uu ka soo ambabaxay Sacuudiga, labor maalin kadib markii uu la kulmay Boqor Salmaan iyo Dhaxal-sugaha Amiir Maxamed bin Salmaan oo ay uga tacsideeyeen dilka Aabihiisa.

Lama sheegin halka uu ambabaxay Saalax Jamaal Khashoggi, waxaase loo badinayaa inuu u dhoofay Turkiga.

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga kama hadlin Ambabaxiisa Saalax Jamaal Khashoggi oo ay horey ugu soo rogtay xayiraad dhinaca Sodaalka.

Waxaana laga mamnuucay inuu ka dhoofo Sacuudiga, kadib markii uu Aabihiisa mucaarad ku noqday Madaxda Sacuudiga, gaar ahaan Amiirka awoodda badan ee Maxamed Bin Salmaan.

Latest stories