HomeCaalamkaSaalax Jamaal Khashoggi oo haysta dhalashadda Maraykanka oo gaaray Washington

Saalax Jamaal Khashoggi oo haysta dhalashadda Maraykanka oo gaaray Washington

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Safar uu Magalada Washington ku tagay Wiilka uu dhalay Jamaal Khashoggi.
Wakaalladda Wararka ee REUTERS oo soo xigatay ehelo ku dhow Qoyska Jamaal Khashoggi ayaa baahisay in Saalax Jamaal oo ah curudka Saxafigii la dilay uu xalay (Arbaco) ka dhoofay Sacuudiga oo u ambabaxay Maraykanka.
Saalax Jamaal Khashoggi oo dhalashada Maraykanka haysta ayaa muddo ku xanibnaa Sacuudiga, iyadoo lagu soo rogay xayiraad dhanka Safarka.
Dhinaca kale, Telefishinka Aljazeera ayaa xaqiijiyey in Saalax J. Khashoggi iyo Qoyskiisa ku sugnaa Sacuudiga u ambabaxeen  Maraykanka.
Si kastaba ha ahaatee, Warbaahinta Sacuudiga Kama hadlin safarka Qoyska Jamaal Khashoggi.
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories