HomeCaalamkaSawirro:-Qurbo joog howlo Nadaafadeed ka sameeyay Stadium Muqdisho

Sawirro:-Qurbo joog howlo Nadaafadeed ka sameeyay Stadium Muqdisho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Qaar ka mid ah Qurba joogta dalka dib ugu soo laabtay ayaa Maanta ka qyeb qaatay howlo Nadaafadeed oo ka socday Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho. Qurba Joogta oo wata dharka loogu talo galay dadka sameynaya Ol ololaha Nadaafadeed ayaa inta badan Gudaha Garoonka ka sameeyey howlo Nadaafadeed. Waxaa ol olohaas qeyb ka ahaa wasiirka […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Qurba joogta dalka dib ugu soo laabtay ayaa Maanta ka qyeb qaatay howlo Nadaafadeed oo ka socday Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho.

Qurba Joogta oo wata dharka loogu talo galay dadka sameynaya Ol ololaha Nadaafadeed ayaa inta badan Gudaha Garoonka ka sameeyey howlo Nadaafadeed.

- Advertisement -

Waxaa ol olohaas qeyb ka ahaa wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Guddoomiye ku xigeena arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Shaeeti.

Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho ayaa mudo 10 Sano ah ay xero ciidan u aheyd Ciidamada AMISOm,waxaana ka saaray dowladda Federaalka Soomaaliya,iyada oo ay socdaan qorsho dib u dhis loogu sameynayo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Howlaha Nadaafadeed ee Stadium Muqdisho.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Howlaha Nadaafadeed ee Stadio Muqdisho.

Latest stories