HomeCaalamkaMadaxda Turkiga iyo Sacuudiga oo u tacsideeyey Qoyska Jamaal Khashoggi

Madaxda Turkiga iyo Sacuudiga oo u tacsideeyey Qoyska Jamaal Khashoggi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay inuu Madaxweyne Erdogan khadka Telefoonka kula xiriiray Qoyskii Saxafigii Sacuudiyaanka ee la dilay ee Jamaal Khashoggi. Madaxweyne Erdogan waxa uu Qoyskii Jamaal Khashoggi uga tacsideeyey dilkaasi oo ay  xubno ka tirsan ku dileen gudaha Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada Istanbul. Dhinaca kale, Boqorka Sacuudiga, Salmaan bin C/casiis iyo Dhaxal-suge Amiir Maxamed Bin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay inuu Madaxweyne Erdogan khadka Telefoonka kula xiriiray Qoyskii Saxafigii Sacuudiyaanka ee la dilay ee Jamaal Khashoggi.

Madaxweyne Erdogan waxa uu Qoyskii Jamaal Khashoggi uga tacsideeyey dilkaasi oo ay  xubno ka tirsan ku dileen gudaha Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada Istanbul.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boqorka Sacuudiga, Salmaan bin C/casiis iyo Dhaxal-suge Amiir Maxamed Bin Salmaan waxay maanta la kulmeen will uu shalay Jamaal Khashoggi.

Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo bandhigay Muuqaalka Qaabilaadaasi, wuxuuna Boqor Salmaan u tacsideeyey Qoyska Jamaal Khashoggi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts