HomeCaalamkaLix Carruur ah oo ku dhimatay Magaalo ku taalla Mareykanka

Lix Carruur ah oo ku dhimatay Magaalo ku taalla Mareykanka

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Fayras ka dillaacay xarun caafimaad oo ku taalla New Jersey ayaa dilay lix carruur ah isla markaasna saameeyay in kabadan toban ilmood oo kale.

Masuuliyiinta dawladda ayaa Talaadadii xaqiijiyay 18 kiis, waxaana ka mid ah carruur xannuunsan oo ku jiray xarunta caafimaadka ee Center for Nursing and RehabilitationFayraskan carruurta ku dhacay ayaa keena xanuun, carruurta in laga daweeyana ma sahlana, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

- Advertisement -

Xukuumadda ayaa baaritaan wadda, xarunti caafimaadka fayrasku ka dilaacay ayaana hadda laga hor istaagay in bukaan cusub la geeyo.

Fayraskan carruurtan ku dhacay “wuxuu si wayn u waxyeeleeyaa hannaanka difacooda.” sida ay waaxda caafimaadku sheegtay.

XIGASHO BBC

Latest stories