HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo Sacuudiga ka diiday Laaluush Siyaasadeed

Madaxweyne Erdogan oo Sacuudiga ka diiday Laaluush Siyaasadeed

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Wargeyska The New York Times waxa uu ka soo xigtay xubno ku dhow Madaxweynaha Turkiga inay sheegeen inay Dowladda Sacuudiga ku fashilantay hindise ay Madaxweyne Erdogan u soo bandhigeen, si aan loo shaacinin natiijada baaritaanka dilkii Saxafigii Sacuudiga ee Jamaal Khashoggi oo bishan October 2-dii lagu dilay magaallada Istanbul.

Wargeyska waxa uu qoray in Amiir Khaalid Faysal oo ah La- taliyaha Boqorka Sacuudiga oo dhawaan booqasho ku tegay Istanbul, iska markaana uu Madaxweyne Erdogan Kala hadlay baaritaanka dilkii Saxafiga Jamaal Khashoggi.

- Advertisement -

Wargeyska waxa uu qoray inay Ilo-wareedyo u sheegeen inuu Amiir Khaalid u sheegay Erdogan qorshe ay  Sacuudiga Ku beddelanayaan hakinta Kiiska Saxafigii la dilay.

Qoddobadda ay Sacuudiga soo bandhigeen ayaa Kala ahaa:-

  1. Inay taageero Maaliyadeed siinayaan Turkiga.
  2. Inay Sacuudiga kordhinayaan Maalgashiga Turkiga iyo
  3. Inay Sacuudiga cunaqabataynta ka qaadi doonaan Dowladda Qatar oo Isbahaysiga dhow la leh Turkiga.

Xubnaha ku dhow Madaxweyne Erdogan waxay u sheegeen Wargeyska The NYT inuu Madaxweynuhu Ku gacan-sayray Hindisihii uu Amiir Khaalid Faysal u soo bandhigay.

- Advertisement -

Wuxuuna Erdogan ku tilmaamay Hindisahaasi Laaluush Siyaasadeed.

Latest stories