HomeCaalamkaSawirro:-Mas’uul matalaya Maamulka G/Banaadir oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

Sawirro:-Mas’uul matalaya Maamulka G/Banaadir oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa uga qeyb galaya magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Shirka Maayarada Caalamka oo sanadkaan lagu qabanaya Bristol. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta caasimadaha, xallinta caqabadaha iyo jaangoynta qorshe howleedka Dawladaha Hoose ee Caalamka. Guddoomiye Xuseen ayaa inta uu ku sugan yahay Bristol […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa uga qeyb galaya magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Shirka Maayarada Caalamka oo sanadkaan lagu qabanaya Bristol.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta caasimadaha, xallinta caqabadaha iyo jaangoynta qorshe howleedka Dawladaha Hoose ee Caalamka.

- Advertisement -

Guddoomiye Xuseen ayaa inta uu ku sugan yahay Bristol waxa uu kulammo doceedyo la qaadan doonaa madaxda Caasimadaha ee ka soo qeyb galaya shirkan.

“Shirkani waa mid ahmiyad gaar ah noo leh, maadaama Caasimadda Muqdisho ay soo kabanayso xiligan una baahan tahay xiriir wanaagsan oo la yeelato Caasimadaha kale ee Caalamka”.

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa khudbad ka jeedin doona shirka isagoo warbixin ka siin doona madaxda shirka ka soo qeyb gashay horumarrada kala duwan ee Maamulka Gobolka Banaadir ka sameeyey Caasimadda dalka ee Muqdisho.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts