HomeCaalamkaDaawo:-Telefishinka CNN oo soo bandhigay Muuqaal Video cusub ee Kiiska Saxafigii...

Daawo:-Telefishinka CNN oo soo bandhigay Muuqaal Video cusub ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si cad looga dheehan karaa kaalinta ay 15-kii xubnood ee ka tirsanaa Sirdoonka Sacuudiga Ku lahaayeen dilkii qorsheysnaa ee lagu dilay Saxafigaas. Mustafa Maddani oo madax u ahaa kooxdaas waxa uu door weyn ka qaatay dilkaasi. Waxaana uu dilkaasi kadib labistay dharkii, kabihii iyo Indha-gashigii uu lahaa Saxafigii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si cad looga dheehan karaa kaalinta ay 15-kii xubnood ee ka tirsanaa Sirdoonka Sacuudiga Ku lahaayeen dilkii qorsheysnaa ee lagu dilay Saxafigaas.

Mustafa Maddani oo madax u ahaa kooxdaas waxa uu door weyn ka qaatay dilkaasi.

- Advertisement -

Waxaana uu dilkaasi kadib labistay dharkii, kabihii iyo Indha-gashigii uu lahaa Saxafigii la dilay.

Mustaf Maddani waxaa muuqaalka laga arki karaa isagoo ku labisan dharkii Jamaal Khashoggi oo ka sii baxaya Albaab ku taalla dhinaca dambe ee dhismaha Qunsulliyada Sacuudiga ee Ku taalla magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.

Waxa uu albaabka ka baxay isagoo iska dhigayo inuu Jamaal Khashoggi ka baxay dhismaha Qunsulliyadda.

- Advertisement -

Sarkaalkaasi waxaa la socday xubin ka tirsan Kooxda dilka fulisay, kaasi oo watay bac la sheegay inay ku jireen hilibkii Saxafigii ay dileen.

Si kastaba ha ahaatee, Xogta Muuqaalkaasi waxaa la soo bandhigay hal maalin ka hor marka uu Madaxweyne Erdogan si rasmi ah u shaacin doono Natiijada xaqiiqda ee baaritaanka dilkii Saxafigii Jamaal Khashoggi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts