HomeCaalamka17 Ruux Soomaali ah oo laga soo celiyay Garoonka Jomo Kenyatta

17 Ruux Soomaali ah oo laga soo celiyay Garoonka Jomo Kenyatta

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Muwaadiniintaan Soomaaliyeed ee laga soo celiyay dalka Kenya ayaa waxay ahaayeen kuwo ku sii jeeday Magalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda balse diyaardii ay saarnaayeen ku hakatay Garoonka Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi.

Kenya ayaa 17 Ruux ee Soomaalida ah u diiday inay u gudbaan dalka Uganda,isal markaana ay ku soo celisay Magalada Muqdisho,waxaana dadkaasi ay ku eedeysay inay diyaarada ka dhex sameeyeen buuq iyo rabshado.

- Advertisement -

Sidoo kale dadkaas ayaa waxaa lagu eedeeyay in aysan heysan dukuminti rasmi ah iyo oggolaansho dhinaca ammaanka ah,sida uu sheegay Sarkaal u hadlay laanta socdaalka Kenya oo lagu Magacaabo Gordon Kihalangwa.

Ma ahan markii ugu horeysay oo dowladda Kenya ay soo celiso muwaadoiniin Soomaaliyeed,isla markaana u diido inay dalal kale u soo gudbaan,waxaana dadka Soomaaliyeed ay dhibaato ku qabaan Garoomada diyaaradaha dalka Kenya.

Falkaan lagu soo celiyay Muwaadiniinta Soomaaliyeed weli kama hadlin Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories