HomeCaalamkaDawlad Deegaanka Soomaalida oo ka hadlay heshiiska ONLF iyo Itoobiya

Dawlad Deegaanka Soomaalida oo ka hadlay heshiiska ONLF iyo Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay heshiis dowladda Itoobiya ay la gashay jabhadda hubeysan ee ONLF oo muddo dheer dagaal kula jirtay dowladda. Heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa soo afjaraya colaadda u dhaxeysay labada dhinac, wuxuuna heshiiskaasi qeyb ka yahay isbadallada uu la yimid ra’iisal wasaaraha cusub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay heshiis dowladda Itoobiya ay la gashay jabhadda hubeysan ee ONLF oo muddo dheer dagaal kula jirtay dowladda.

Heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa soo afjaraya colaadda u dhaxeysay labada dhinac, wuxuuna heshiiskaasi qeyb ka yahay isbadallada uu la yimid ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Deegaanka Guulwade Cali Kaahin ayaa sheegay in heshiiskaas ay soo dhaweynayaan,isla markaana uu yahay mid Shacabka dowlad deegaanka Nabad u horseedaya.

Waxa uu sheegay inay u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Xubnaha Sar sare ee Ururka ONLF oo laba todobaad kadib ku soi wajahn dowlad deegaanka kadib heshiiskii Magalada  Asmara.

Colaadii daba dheeraatay iyo dagaaladii u dhaxeeyay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya xilligii Xukuumadii Cabdi Maxamuud iyo ONLF ayaa haatan u muuqata mid soo afjarantay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts