HomeWararSawirro:-Taabit Cabdi oo Muqdisho soo gaaray sanad kadib qarixii 14-kii October

Sawirro:-Taabit Cabdi oo Muqdisho soo gaaray sanad kadib qarixii 14-kii October

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed,iyada oo Garoonka Diyaaadaha Muqdisho lagu soo dhaweeyay. Taabit oo Bilihii u dambeysay dalka ka maqnaa ayaa ujeedka safarkiisa Muqdisho waxaa lagu sheegay inuu ka qeyb geli doono munaasabad baroor-diiq oo loo sameynayo sanad-kaddib qaraxii 14 October ee Isgoyska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed,iyada oo Garoonka Diyaaadaha Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

Taabit oo Bilihii u dambeysay dalka ka maqnaa ayaa ujeedka safarkiisa Muqdisho waxaa lagu sheegay inuu ka qeyb geli doono munaasabad baroor-diiq oo loo sameynayo sanad-kaddib qaraxii 14 October ee Isgoyska Zoobe.

- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit ayaa xilligii qaraxa uu dhacayay uu ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,waxana uu xirtay Calaamada Gaduudan,isaga oo sheegay inuu ku xasuusan doono qarixii khasaaraha badan dhaliyay ee Isgoyska Zoobe.

Qaraxii isgoyska Zoobe ee Magalada Muqdisho ayaa ahaa qarixii ugu khasaaraha badnaa ee abid ka dhaca Qaarada Afrika gaar ahaan Magalada muqdisho,iyada oo la sheegay inay ku geeriyoodeen in ka badan 500 oo ruux.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts