HomeMaqalDhageyso:-Khilaaf soo kala dhex galay Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Odayaasha dhaqanka

Dhageyso:-Khilaaf soo kala dhex galay Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Odayaasha dhaqanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay eedeeyn u jeediyeen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle. Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Odayaasha dhaqanka Jowhar ku eedeeyay inay hadalo aan wanaagsaneyn aysan kula hadlin Xildhibaanada, kadib markii ay mooshin ka keeneen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay eedeeyn u jeediyeen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle.

Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Odayaasha dhaqanka Jowhar ku eedeeyay inay hadalo aan wanaagsaneyn aysan kula hadlin Xildhibaanada, kadib markii ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in odayaasha dhaqanka ay aheyd in si wanaagsan  inoogu hambalyeeyaan markii la xaliyay Mooshinka ka dhanka ahaa Maxamed Cabdi Waare,isla markaana xal laga gaaray.

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa tilmaamay in Madaxda hirshabeelle ,dowlada dhexe  iyo xildhibaanada in horumarka  la dhowro,isla markaana laga qeyb qaato nabadgalyada deegaanada Hirshabeelle.

Dhawaan ayeyd aheyd markii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ay mooshinn ka gudbiyeen Madaxweyne Waare,balse xal laga gaaray Mooshinkaasi.

- Advertisement -

Hoos ka dhageyso Codka Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts