HomeCaalamkaAkhriso:-Ujeedada Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada & Beesha Caalamka ku yeelayaan Nairobi?

Akhriso:-Ujeedada Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada & Beesha Caalamka ku yeelayaan Nairobi?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maglada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu wada in dhawaan ay shir ku qabsadaan Golaha Iskaashiga dowlada goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka,kaas oo ay uga hadlayaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka dowladda iyo dowlad Goboleedyada. Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo koonfur Galbeed ayaa ku wada sugan Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya,kuwaas oo dhawaan gaaray. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maglada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu wada in dhawaan ay shir ku qabsadaan Golaha Iskaashiga dowlada goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka,kaas oo ay uga hadlayaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka dowladda iyo dowlad Goboleedyada.

Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo koonfur Galbeed ayaa ku wada sugan Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya,kuwaas oo dhawaan gaaray.

- Advertisement -

In kastoo sirasmi ah aan loo shaacin ajandaha ay shirkooda uga hadlayaan ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sheegayay in Guddoomiyaha Golaha iskaashiga Cabduweli Gaas uu u sheegay in uu jiro kulan ay garwadeen ka yihiin Beesha Caalamka iyo Urur Goboleedka IGAD.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhawaan sheegay in marnaba dadka Soomaaliyeed aysan dhex dhexaadin doonin Ajnabi,isal markaana aayahooda ay iyaga ka tashan doonaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts