HomeCaalamkaDhageyso:-Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Waare oo sheegay in loo hanjabay

Dhageyso:-Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Waare oo sheegay in loo hanjabay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Xalay fiidkii ayaa ku dhawaad 60 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxa ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle,iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabayaan. Hayeeshee xildhibaanada qaarkood oo la hadlay Warbaahinta Dalsan waxa ay sheegeen inay hanjabaad kala kulmayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Xildhibaan Mahad Xassan oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa […]

- Advertisement -

Xalay fiidkii ayaa ku dhawaad 60 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxa ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle,iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabayaan.

Hayeeshee xildhibaanada qaarkood oo la hadlay Warbaahinta Dalsan waxa ay sheegeen inay hanjabaad kala kulmayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibaan Mahad Xassan oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxa uu sheegay in Xildhibaanada Hir-Shabeelle iyo guddoonka intaba ay hanjabaadyo kala kulmaya Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in dowladda Somaaliya ay Hir-Shabeelle mar walba taageero oo ay garab qabato,isl markaana y tahay dowladooda balse ay haatan diidan tahay mooshinka ay ka gudbiyeen Madaxweyne Waare.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

Latest stories