HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo Maanta booqanaya Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta booqanaya Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Farmajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo sabti ah uu booqdo Saldhiga Weyn ee Turkigu uu ku leeyahay Magalada Muqdisho.

Saldhigaas ayaa waxaa lagu tababaraa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,iyada oo horay Ciidamo loogu tababaray kuwo kalena ay haatan tababar ku qaadanayaan.

- Advertisement -

Madaxweyne farmaajo ayaa waxa uu guud ahan kormeeri doona Xarumaha ku yaalla Gudaha saldhiga sidoo kale,waxaa la filayaa in Madaxweyne Farmaajo uu tababar u furo dhalinyaro ku biireysa ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Waxaa aad loo adkeeyey Amniga Wadada aada Saldhiga Turkiga ee Magalada muqdisho ee marta dhinaca deegaanka Jasiira,iyada oo Saldhiga laga dareemayo diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo.

Turkiga ayaa dowladda Soomaaliya waxa uu ka caawiyaa dhinacyo badan,waxana uu Gacanta ku hayaa Garoonka iyo dekada Weyn ee Magalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu Muqdisho ka furtay Saldhiga ugu Wweyn ee uu ku leeyahay Qaarada Afrika.

Latest stories