HomeCaalamkaMidowga Yurub oo Warka soo saaray weerarkii Isqarxinta ahaa ee shalay ka...

Midowga Yurub oo Warka soo saaray weerarkii Isqarxinta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warsaxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qarixii Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa Talyaaniga ee howlaha tababarada u jooga Magalada Muqdisho. Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaas oo ismiidaamin ahaa uusan Ciidamada ka soo gaarin wax khasaaro ah,isla markaana sidoo kale aysan jirin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warsaxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qarixii Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa Talyaaniga ee howlaha tababarada u jooga Magalada Muqdisho.

Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaas oo ismiidaamin ahaa uusan Ciidamada ka soo gaarin wax khasaaro ah,isla markaana sidoo kale aysan jirin wax rasaas ah oo lagu riday kahor qaraxa.

- Advertisement -

Weerarkaaas ismiidaaminta ahaa ayaa lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada Talyaaniga ee Jooga Muqdisho,xilli ay marayeen agaagarka Kulliyada Jaalle Siyaad,waxana ay sheegeen in dad Shacab ah ku waxyeeloobeen.

Al-Shabaab ayaa sheegtay qaraxaasi shalay lagu weeraray kolonyada ka tirsan Ciidamada Talyaaniga oo mararka qaar lagu arko,iyaga oo socda Wadooyinka Waaweyn ee Magalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts