HomeCaalamkaMareykanka oo sheegtay in uu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Mareykanka oo sheegtay in uu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn ay dhawaan ka fulisay deegaan duleedka ka ah Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose inay ku dishay xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka Africa ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in 1/10/2018 oo shalay ku beegneed ay duqeyn ka fuliyeen meel 40KM waqooyi […]

- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn ay dhawaan ka fulisay deegaan duleedka ka ah Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose inay ku dishay xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka Africa ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in 1/10/2018 oo shalay ku beegneed ay duqeyn ka fuliyeen meel 40KM waqooyi bari kaga beegan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose,iyaga oo ka jawaabayay weerar Al-Shabaab ku qaadeen Ciidamo ka tirsan dowladda.

- Advertisement -

Warsaxaafadeedka ka soo baxay Africom ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaasi oo ahaa mid cirka ah lagu dilay 9 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab mid kalena lagu dhaawacay.

Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay in duqeyntaas aysan ku waxyeeloobin dad rayid ah kadib baaritaano ay sameeyeen.

Mareykanka ayaa sanadkaan waxa uu kordhiyey weerarada dhinaca cirka ah oo uu la beegsado saldhigyada Al-Shabaab ee koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya,iyada oo mararka qaar ay dad Shacab ah ku waxyeeloobaan.

- Advertisement -

Latest stories