HomeCaalamkaDowladda Soomaaliya oo Heshiis Heer Caalami ah saxiixday

Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Heer Caalami ah saxiixday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Heshiiskaan ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee Malada Newyork,waxana uu yahay mid la xiriira cahdiga Qaramada Midoobay ee dhowrista Xaquuqda ay leeyihiin dadka naafadaha ah. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Deeqo Yaasin oo ku sugan Magalada Newyork ayaa heshiiskaas saxiixday,waxana Soomaaliya ay noqotay dowladii ugu dambeysay ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heshiiskaan ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee Malada Newyork,waxana uu yahay mid la xiriira cahdiga Qaramada Midoobay ee dhowrista Xaquuqda ay leeyihiin dadka naafadaha ah.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Deeqo Yaasin oo ku sugan Magalada Newyork ayaa heshiiskaas saxiixday,waxana Soomaaliya ay noqotay dowladii ugu dambeysay ee saxiixda.

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxa ay ansixiyeen in somalia ku biirto qaraarkaan,iyada oo Soomaliya ay ka gashay dalalka ansixiyey kaalinta 178-aad.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan ku nool Kumanaan ruux oo ku naafoobay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay iyo dagaalkii 1977 dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya,kuwaas oo aan heysan daryeelkii ay u baahnaayeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts