HomeCaalamkaYey yihiin "siyaasiyiinta xanaaqsan" ee uu Farmaajo sheegay?

Yey yihiin “siyaasiyiinta xanaaqsan” ee uu Farmaajo sheegay?

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa isagoo ka hadlayey munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta waxbarashada dadweynaha wuxuu hadal duurxul ah u diray mucaaradka dawladdiisa ka soo horjeeda. “Soddonkii sano waxaa batay siyaasiyiin xanaaqsan. Siyaasiyiinta xanaaqsan dhaqankii ayey halleeyeen, waxay xalaaleeyeen beentii, iyo in aan la shaqaysan. Wax badan oo diinta islaamka ay diidayso ayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa isagoo ka hadlayey munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta waxbarashada dadweynaha wuxuu hadal duurxul ah u diray mucaaradka dawladdiisa ka soo horjeeda.

“Soddonkii sano waxaa batay siyaasiyiin xanaaqsan. Siyaasiyiinta xanaaqsan dhaqankii ayey halleeyeen, waxay xalaaleeyeen beentii, iyo in aan la shaqaysan. Wax badan oo diinta islaamka ay diidayso ayey xalaaleeyeen” ayuu yiri.

- Advertisement -

Madaxweynaha wuxuu ku tilmaamay “siyaasiyiinta xanaaqsan” kuwo aan “mustaqbalka Soomaaliya dan ka lahayn oo ka hadla wax xun oo dadka qalbi jabinaya”.

Waa markii ugu horraysay ee uu madaxweyne Farmaajo weerar toos ah ku qaado mucaaradka ka horjeeda, inkastoo uusan wax magac ah sheegin.

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Daljir, xubinna ka ah baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkaas, qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.

- Advertisement -

Xildhibaan Fiqi wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiintii aadka ugu ololeeyey Madaxweynaha xilligii uu ku jiray doorashada madaxweynimada, horraantii sannadkii hore.

Qoraalka Xildhibaan Fiqi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts