HomeCaalamkaSawirro:-Soomaaliya iyo Qatar oo heshiis kala saxiixday

Sawirro:-Soomaaliya iyo Qatar oo heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu goob joog ka ahaa seddex heshiis oo dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ay ku saxiixdeen Magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Waxaa sidoo kale goob jooga ka ahaa heshiisyada ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Qatar Mas’uuliyiin ka socotay labada dal,waxaana kamid ahaa Marwo Sheikha Moza bint Nasser, Guddoomiyaha Golaha Xoghayeyaasha Hey’adda Silatech.

- Advertisement -

Heshiisyadan ayaa u suuragelinaya in lagu awood siiyo dhaqaale ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed, iyadoo laga abuurayo 75000 fursado shaqo gudaha dalka Soomaaliya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa waxaa ka dhaxeeyay xiriir caalami ah,iyada oo Madaxda Dowaldda Federaalka ee xilligaan jirtay ay xiriir wanaagsan la leedahay.

Latest stories