HomeCaalamkaSawirro:-Aadan Barre Ducaale iyo Qalbi-Dhagax oo ku kulmay Nairobi

Sawirro:-Aadan Barre Ducaale iyo Qalbi-Dhagax oo ku kulmay Nairobi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa xafiiskiisa waxa uu ku qaabilay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ONLF dhawaana laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya. Kulanka ayaa waxa ay uga hadleen arrimo dhowr ah sigaar ah isbedelada Siyaasadeed ee dhawaan ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida iyo sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa xafiiskiisa waxa uu ku qaabilay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ONLF dhawaana laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

Kulanka ayaa waxa ay uga hadleen arrimo dhowr ah sigaar ah isbedelada Siyaasadeed ee dhawaan ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida iyo sida ugu wanaagsan ee Jabhada ONLF uga qeyb qaadan karto xoojinta Nabada ka jirta dowlad deegaanka Soomaalida.

- Advertisement -

Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa mudo ku dhow Sanad waxa uu ku xirnaa Magalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kadib markii Dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay itoobiya balse markii dambe Cafis uu u fidiyey Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed lagu soo daayey.

Aadan Barre Ducaale ayaa uga mahad celiyey Ra’iisul Wasaaraha itoobiya oo cafis lagu siidaayey u fidiyey Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax iyo isbedelka Siyaasadeed ee uu ka buuray dalka Itoobiya.

Tan iyo markii Xabsiga laga soo daayey Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa waxa uu ku sugnaa Magalada Nairobi ee dalka Kenya,isaga horay halkaasi kula kulmay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts