HomeCaalamkaFaysal Cali Waraabe: Aniga ayaa ka dambeeyay in Qalbi Dhagax uu soo...

Faysal Cali Waraabe: Aniga ayaa ka dambeeyay in Qalbi Dhagax uu soo booqdo Somaliland

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Magaalada Hargeysa, dadweyne fara badan oo ay ku jiraan gudoomiyaha gobolka maroodi-jeex, xubno ka tirsan golaha deegaanka , madax dhaqameed , mucaaridka , iyo haween , ayaa si weyn ugu soo dhoweeyay gegida dayuuradaha Cabdikariim Xaaji Muuse Qalbi-dhagax oo ah sarkaal sare oo ka tirsan jabhadda xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF, kaasoo noqonaaya sarkaalkii ugu horreeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Hargeysa, dadweyne fara badan oo ay ku jiraan gudoomiyaha gobolka maroodi-jeex, xubno ka tirsan golaha deegaanka , madax dhaqameed , mucaaridka , iyo haween , ayaa si weyn ugu soo dhoweeyay gegida dayuuradaha Cabdikariim Xaaji Muuse Qalbi-dhagax oo ah sarkaal sare oo ka tirsan jabhadda xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF, kaasoo noqonaaya sarkaalkii ugu horreeyay ee ONLF ah oo lagu soo dhaweeyo Hargeisa.

Qalbidhagax ayaa hadal kooban oo uu u jeediyay dadweynaha soo dhoweeyay wuxuu ku sheegay inuu salaan uga sido dadka reer somaliland hogaamiyaha iyo xoghayaha guud ee Jabhada ONLF , isagoo ka mahadnaqay soo dhoweynta diiran ee uu kala kulmay hargeysa dowlad iyo shiciba.

- Advertisement -

Madax-dhaqameed iyo siyaasiyiin ka tirsan somaliland ayaa u sheegay dhankooda Cabdikariim Qalbi-dhagax inuu yimid dalkiisii hooyo , aadna uga xunyihiin xadhigii uu mudada ku xidhna dalka Ethiopia oo dowladda fedraalka ee somaliya u gacangelisay Ehiopia , xadhigaasi oo laga soo daayay horaantii bishii july ee sanadkan 2018.

Haddaba, tallaabadan cusub ee markii ugu horreysay sarkaal ONLF ah uu socdaal ku tegay Somalinad maxay ka beddelaysaa xaaladaha siyaasadeed ee Soomaalidu ku soo jirtay 30-kii sano ee ugu dambeeyay,waxaana weyddinay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe, oo isagu sheegay inuu ka dambeeyay casuumadda Qalbi-dhagax loo fidiyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts