HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka G/Banaadir oo jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray...

Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka G/Banaadir oo jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray Xildhibaano…

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulankii saddexda maalmood socday,waxa ay ay qaarkood ku sheegeen in dadka ku nool Muqdisho Cadaalad u doontaan deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab,waxana hadalkaas ka jawaabay Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir. Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahiayaa sheegay in ilaa iyo hadda wararkaas aan waxba ka jirin,isla markaana aan loo heyn cadeyn […]

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulankii saddexda maalmood socday,waxa ay ay qaarkood ku sheegeen in dadka ku nool Muqdisho Cadaalad u doontaan deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab,waxana hadalkaas ka jawaabay Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir.

Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahiayaa sheegay in ilaa iyo hadda wararkaas aan waxba ka jirin,isla markaana aan loo heyn cadeyn buuxda Al-Shabaabna aysan xukunadooda ka Shaqeynin Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in deegaanada ay Al-Shabaab maamulaan ay taasi macquul tahay inay ka dhacdo balse Magalada muqdisho dad isku-heystay dhulal iyo waxyaabo kale inaysan Al-Shabaab u kala xukumi karin.

Hadalka guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa u muuqday mid jawaab u ah hadalkii xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ay ku sheegeen in xukunada Al-Shabaab ay ka Shaqeeyaan Magalada Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir.

Latest stories