HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaano Galmudug oo xilka qaadis sameeyey

Dhageyso:-Xildhibaano Galmudug oo xilka qaadis sameeyey

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

  Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug,iyaga oo ka dooday mooshin ay ka gudbiyeen Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka Maamulkaas. markii uu kulanka furmay ayaa Xildhibaan Maxamed C/llaahi Guuleed oo ka tirsan Xildhibaanada waxa uu Akhriyey waxyaabaha ay ku eedeeyeen Gudoomiye ku xigeenka ee […]

- Advertisement -

 

Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug,iyaga oo ka dooday mooshin ay ka gudbiyeen Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka Maamulkaas.

- Advertisement -

markii uu kulanka furmay ayaa Xildhibaan Maxamed C/llaahi Guuleed oo ka tirsan Xildhibaanada waxa uu Akhriyey waxyaabaha ay ku eedeeyeen Gudoomiye ku xigeenka ee Xareed Cali Xareed.

Intaasi kadib xildhibaanada ayaa bilaabey inay u codeeyaan mooshinkaas,waxana ugu dambeyn Natiijada ku dhawaaqay guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.

Cali Gacal Casir ayaa sheegay in kulanka ay fadhiyeen 48 xildhibaan,kuwaas oo ogolaaday xilka qaadista Xareed Cali Xareed,isla markaana aysan jirin cid diiday ama ka aamustay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Latest stories