HomeCaalamkaCiidamo nabad illaalin ah oo ka socda Soomaaliya iyo Jabuuti oo loo...

Ciidamo nabad illaalin ah oo ka socda Soomaaliya iyo Jabuuti oo loo dirayo dalka South Sudan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Sida lagu daabacay East African Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa waxa ay Ciidamo Nabad ilaalin ah u dirayaan dalka Suudanka koonfureed oo xilligaan ay ka jiraan dhibaatooyin amni iyo dagaalo sokeeye. Urur Goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadaan ka socda labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti ay adkeyn doonaan,isla markaana ilaalin doonaan heshiiskii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida lagu daabacay East African Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa waxa ay Ciidamo Nabad ilaalin ah u dirayaan dalka Suudanka koonfureed oo xilligaan ay ka jiraan dhibaatooyin amni iyo dagaalo sokeeye.

Urur Goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadaan ka socda labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti ay adkeyn doonaan,isla markaana ilaalin doonaan heshiiskii dhawaan lagu gaaray dalka Sudan.

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Urur goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in la isla gartay in howlgalka Nabad ilaalinta ee Suudan ay qeyb ka noqoto Soomaaliya oo ay wehlin doonto wadamada Uganda iyo Jabuuti.

Sidoo kale Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in IGAD ay Qaramada Midoobey weeydisan doonto taageere dhinaca dhaqaalaha ah oo loogu talo galay Ciidamadaas Nabad ilaalinta loo geynayo dalka Suudan.

Warkaan ka soo baxay IGAD ayaa daba socda kadib shirkii 12-kii Bishaan Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kaas oo looga hadlay dhibaatooyinka ka jira Suudanta Koonfureed.

- Advertisement -

Geba gabadii IGAD ayaa waxa ay ugu baaqday dhinacyaii heshiiska saxiixay inay ilaaliyaan,sidoo kalena guddi qiimeyn ah dhawaan loo dirir doono.

Si kastaab Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan heysta dhibaatooyin dhinaca amniga ah,iyada oo aysan laheyn Ciidamo ku fulin,isla markaana Dowladda Soomaaliya ay dhinaca Amniga ka caawiyaan Ciidamo ka socda Midowga Afrika ee loo yaqaano AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts