HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Eritrea oo Jeddah ku kulmay

Sawirro:-Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Eritrea oo Jeddah ku kulmay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki kadib kulan ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Madaxweynayaasha labada waddan ayaa is gacan qaaday, waxaana muuqata in Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis uu kulamo gooni-gooni ah la yeeshay madaxda labada waddan. Tallaabadan ayaa ka dambaysay markii wasiirka arrimaha dibedda […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki kadib kulan ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga.

Madaxweynayaasha labada waddan ayaa is gacan qaaday, waxaana muuqata in Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis uu kulamo gooni-gooni ah la yeeshay madaxda labada waddan.

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa ka dambaysay markii wasiirka arrimaha dibedda ee Eritrea Osman Saalax uu dhowaan booqday dalka Jabuuti isaga oo ay la socdana wasiirrada arrimaha dibedda ee waddamada Itoobiya iyo Soomaaliya.

Jabuuti iyo Eritrea ayaa dagaallo ku dhexmareen xuduudda kadib khilaaf in muddo ah u dhexeeyey.

Latest stories