HomeMaqalDhageyso:-Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu jirdilay Xabsiga

Dhageyso:-Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu jirdilay Xabsiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hooyada dhashay Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida  Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu Magacaabo Diid Mahad Colow ayaa sheegtay in Wiilkeeda lagu jirdilay Xabsiga uu ku jiray. Waxa ay sheegtay inay tagtay Xabsiga  uu ku xiran yahay oo ku yaalla Adis Ababa,isla markaana horteeda lagu jirdilay,isla markaan ay arkeysay,iyada oo Madaxa laga garaacaayo. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hooyada dhashay Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida  Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu Magacaabo Diid Mahad Colow ayaa sheegtay in Wiilkeeda lagu jirdilay Xabsiga uu ku jiray.

Waxa ay sheegtay inay tagtay Xabsiga  uu ku xiran yahay oo ku yaalla Adis Ababa,isla markaana horteeda lagu jirdilay,isla markaan ay arkeysay,iyada oo Madaxa laga garaacaayo.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay ka deyrisay xaalada Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida oo ay sheegtay inuu qabo Cudurka Dhiikarka.

“Anaga oo arkeyno ayay 30 Jaranjaro ka soo tuureen aad ayuu u qeylinayey oo wuxuu lahaa tol la’ayee tol la’ayee,kadib weey nasoo eryeen,sidii meyd ayay jiidayeen markii noogu dambeysay ayay tiri Hooyada Dhashay Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka.

Laamaha amniga Itoobiya weli kama hadlin Warka ka soo baxay Hooyada Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya oo ku xiran Xabsi ku yaalla Magalada Adis Ababa.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts