HomeWararMaamulka degmada Hodan oo ku dhawaaqay dib-u dhiska Goobihii ku burburay qaraxa

Maamulka degmada Hodan oo ku dhawaaqay dib-u dhiska Goobihii ku burburay qaraxa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saacado kadib markii weerar ismiidaamin ah lagu qaaday Xarunta Maamulka degmada Hodan ee gobolkan Banaadir ayaa guddoomiyaha degamdaas waxa uu oo ku dhawaaqay dib-u dhiska Goobihii ku burburay  qaraxa Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdi Xakiin Dhaga-juun ayaa marka hore tacsi u diray Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii ka dhacay Degmada Hodan, shaqaalihii iyo shacabkii kale ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacado kadib markii weerar ismiidaamin ah lagu qaaday Xarunta Maamulka degmada Hodan ee gobolkan Banaadir ayaa guddoomiyaha degamdaas waxa uu oo ku dhawaaqay dib-u dhiska Goobihii ku burburay  qaraxa

Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdi Xakiin Dhaga-juun ayaa marka hore tacsi u diray Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii ka dhacay Degmada Hodan, shaqaalihii iyo shacabkii kale ee goobta ku sugnaa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in dhawaan Maamulka iyo Shacabka ay siwadajir ah dib ugu dhisayaan Goobihii ku bur buray qaraxa,sida Xarunta degmada iyo Masjidka.

“Dadka ku dhaqan Degmada Hodan oo isku duuban waxa ay dib u dhisi doonaan Masaajidkii, goobaha ganacsigii iyo Xarunta Degmada ee argagixisadu burburisay, waxa ayna muujin doonaan in aysan u liicayn falalka ay maleegayaan argagixisada Alshabaab ayuu yiri Guddoomiyaha.

Mudo Toban Cisho gudahood ah ayaa waxaa weerar ismiidaamin ah oo dada badan ku dhinteyn waxa lagu qaaday Xarumaha degmooyinka Howl-Wadaag iyo Hodan ee Gobolkan Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts