HomeWararGuddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare oo yeeshay kulan xasaasi ah (Maxaa...

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare oo yeeshay kulan xasaasi ah (Maxaa looga hadlay)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa Kullan ay maanta ay ku yeesheen xarunta Golaha waxay warbixin kaga dhageysteen Guddiga la socodka Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi,waxaana dhageysiga Warbixinta Guddiga ay ku saabsaneyd dib u eegistii lagu sameeyey 5tii cutub ee ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa Kullan ay maanta ay ku yeesheen xarunta Golaha waxay warbixin kaga dhageysteen Guddiga la socodka Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka.

Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi,waxaana dhageysiga Warbixinta Guddiga ay ku saabsaneyd dib u eegistii lagu sameeyey 5tii cutub ee ugu horeysa Dastuurka.

- Advertisement -

Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar oo ka mid ah Guddiga la socodka Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa warbaahinta u sharxay waxyaabihii looga hadlay kullanka maanta iyo cutubyada dib u eegista lagu sameeyay.

” Waxaan soo gudbinay shantii cutub ee ugu horeysay ee lagu sameeyay dib u eegista oo shaqo badan runtii laga soo qabtay oo ay ka soo shaqeeyeen Guddiga madaxa bannaan ay qoristeeda soo eegeen Wasaaradda arrimaha dastuurkana ay soo gudbisay qodobadii u baahnaa wada xaajoodkii siyaasadeed ka dibna, Guddiga la socodka loo soo gudbiyay ka dibna, la diyaariyay warbixin ku saabsan arrimaha laga qabtay dib u eegista dastuurka,” ayuu yiri Xildhibaan Burhaam Aadan Cumar.

Ugu danbeyntii,Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar ayaa sheegay in tallaabada tan xigta ay tahay in la tago Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka,wuxuuna carabka ku adkeeyay ka hor intaan Gobollada la tagin u yeeri doonaan madasha Guddiyada Dastuurka heer federaal iyo heer Maamul Gobolleed intaba si wada tashi loola sameeyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts