HomeWararDowladda Soomaaliya oo Magacaawday Safiiro iyo Golaha Wasiirada oo ansixiyey

Dowladda Soomaaliya oo Magacaawday Safiiro iyo Golaha Wasiirada oo ansixiyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kulan Maanta ay Magalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa marka hore waxa ay ku ansixiyeen  xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, kaas oo qayb ka qaadanaya barnaamijka xukuummadda ee hufnaanta iyo daah-furnaanta. Shirka waxaaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre,waxaana Golaha Wasiirada ay cod […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan Maanta ay Magalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa marka hore waxa ay ku ansixiyeen  xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, kaas oo qayb ka qaadanaya barnaamijka xukuummadda ee hufnaanta iyo daah-furnaanta.

Shirka waxaaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre,waxaana Golaha Wasiirada ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeerka xayiraadda lacagaha iyo Saddex Safiir oo ay Golaha Wasiirada horgeysay Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiiru dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud Maxamed oo ka hadlayay xeerka Maanta la ansixiyey ayaa sheegay inuu siweyn uga qeyb qaadanayo waxyaabo ay ka mid yihiin,sugida Amniga,qorshaha lagu ilaalinayo xeerka xayiraadda lacagaha,waxana la filayaa in loo gudbiyo baarlamaanka kadib markii ay ansixiyaana uu dhaqangalo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts