HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre. Wafdiga waxaa Garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed. Ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare kheyre ee Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sheegay inuu ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Wafdiga waxaa Garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare kheyre ee Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sheegay inuu ka qeyb geli doono tacsida iyo aaska Hooyada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo shalay geeriyootay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hooyada hashay waxa ay shalay ku geeriyootay Magaalada Baydhabo waxaana lagu wadaa in Maanta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts