HomeMaqalDhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Xarunta degmada Howl-Wadaag+Sawirro

Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Xarunta degmada Howl-Wadaag+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarixii gaariga loo adeegsaday ee Maanta Barqadii lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir. Gaariga ayaa sida ay goobjoogayaal sheegeen in lagu dhuftay Albaabka hore ee Xarunta Maamulka degmada,waxaana dadka dhintay la sheegay inay isugu jiraan Shacb iyo Ciidamo. Mas’uuliyiinta Gawaarida Gurmadka deg dega ee Ambalaasta ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarixii gaariga loo adeegsaday ee Maanta Barqadii lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir.

Gaariga ayaa sida ay goobjoogayaal sheegeen in lagu dhuftay Albaabka hore ee Xarunta Maamulka degmada,waxaana dadka dhintay la sheegay inay isugu jiraan Shacb iyo Ciidamo.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Gawaarida Gurmadka deg dega ee Ambalaasta ayaa wax ay shaaciyeen inay qaadeen dhimashada 5 ruux iyo dhaawaca 15 kale oo ka mid ahaa dadkii ku waxyeelboobay qaraxaas.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa isna waxa uu sheegay inay qaraxaasi ku geeriyoodeen saddex Askari iyo mid ka mid ah haweenka qaabilsan baaritaanka Haweenka galaya Xarunta degmada Howl-Wadaag.

Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada ee maamulka degmada Howl-Wadaag oo Saxaafada kula hadlay goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa uu sheegay in qaraxa markii uu dhacayay uu ku jiray Gudaha Xarunta,isla markaana uu dhaawac soo gaaray guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasada Maamulka degmada Howl-Wadaag.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Dheere.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts