HomeWararDiyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay ee Gobolka Jubbada dhexe

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay ee Gobolka Jubbada dhexe

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Wararka ka imaanaya Degmada Bu’aalle ee Gobolka jubbada dhexe ayaa waxa y sheegayaan in xalay fiidkii diyaarado dagaal ay duqeymo ka geysteen halkaasi oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab .

Dhowr diyaaradood ayaa la sheegay in duqeymo ay ka fuliyeen degmada,isla markaana sababtay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dad deegaanka Degmada ee gobolka jubbada dhexe ayaa sheegay in xalay fiidkii ay maqleen jug culus oo duqeyn ah, taasi oo ku dhaceysa saldhigo Al Shabaab ay ku leeyihiin gudaha degmada Bu’aalle.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeymihii xalay ka dhacay Degmada Bu’aalle ee Gobolka Jubbada dhexe halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.

Inta badan duqeymaha ka dhaca Gobolada jubooyinka ayaa waxaa fuliya diyaarado dagaal oo ay leeyihii dowladaha Mareykanka iyo Kenya.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories