HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku kulmay Shiinaha

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku kulmay Shiinaha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa saakay ku kulmay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Kulanka ayaa labada mas’uul uga  wada hadlay ahmiyadda uu Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) u leeyahay Gobolka iyo sidii ay dalalka Geeska Afrika uga faa’iideysan lahaayeen fursadaha maalgashiga ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa saakay ku kulmay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
Kulanka ayaa labada mas’uul uga  wada hadlay ahmiyadda uu Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) u leeyahay Gobolka iyo sidii ay dalalka Geeska Afrika uga faa’iideysan lahaayeen fursadaha maalgashiga ee haatan jira.
Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa adkeeyay in isdhexgalka dhaqaale ee dalalka Geeska Afrika uu horseedayo koboc dhaqaale, maalgashi shisheeye iyo xasillooni buuxda oo ay qeyb qaataan dhammaan dalalka gobolka.

Dhinaca  kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu la kulmo inta uu ku sugan yahay dalka Shiinaha Madaxda Afrikanka ah ee ka qeyb galeysa Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC)

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts