HomeWararDEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Magaalada Muqdsho ayaa waxaa goordhow laga maqlay qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka Xarunta Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in Qaraxa uu ka dhacay meel u dhow Xarunta Degmada Howlwadaag.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas  xoogan oo ay ridayan Ciidanka dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo goobta xiray.

Ilaa iyo hada lama oga khasaarah dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho

La soco wixii ku soo kordha insha allaha

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories