HomeWararDowlada Kenya oo xabsiga dhigtay 35 ruux oo Ganacsato ah

Dowlada Kenya oo xabsiga dhigtay 35 ruux oo Ganacsato ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada booliska ee ka howlgala ismaamulka Uasin Gishu ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo 35 ruux oo u kala dhashay dalal kala duwan. Booliska ayaa sheegay in dadka ay qabteen ay ku jiraan Ajaanib  gaareysa ilaa iyo 25 qof,kuwaasi oo lagu eedeeyay in  wadankaas ay si sharci darro ah ugu ganacsanayeen. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada booliska ee ka howlgala ismaamulka Uasin Gishu ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo 35 ruux oo u kala dhashay dalal kala duwan.

Booliska ayaa sheegay in dadka ay qabteen ay ku jiraan Ajaanib  gaareysa ilaa iyo 25 qof,kuwaasi oo lagu eedeeyay in  wadankaas ay si sharci darro ah ugu ganacsanayeen.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay shaaciyeen laamaha booliska ee ka howlgala ismaamulka Uasin Gishu in ajaanibta ay qabteen 25 kamid ah ay u dhasheen Sudan halka kuwa kale ay u dhasheen dalalka 2 Uganda 2, Masar 2  dalka Nigeria.

Talliyaha booliska bariga magaladda Eldoret Richard Omanga oo xarigga ajaanibtani xaqijiyay ayaa sheegay in ay ka ganacsanayeen wadanka si sharciga baalmarsan.

Waxaa uu sheegay taliyaha in ay sii wadi doonaan howlgalka ka dhanka ah ajaanibta wadanka sida sharci darrada ah uga ganacsanaya.

- Advertisement -

Howlgalkan ayaa waxa uu ku soo aadan xili wasiirka amniga qaranka dalka Kenya uu wacad ku maray in dhamaan la musaafurin doono ajaanibta sida sharci darada ah ku joogo dalkaasi.

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts