HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo war kasoo saartay Dhibaatooyinka ay geysteen Ciidanka Kenya

Dhageyso:-Jubbaland oo war kasoo saartay Dhibaatooyinka ay geysteen Ciidanka Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland  Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay dhibaatooyin ka dhacay xuduudaha dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dhibaatooyinkaas ay ku dhinteen dad Soomaaliyeed hantina lagu bur buriyay,isla markaana falal kufsi ah loogu geystay gabdhihii ku noolaa deegaanka Balad Xaawo. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland  Maxamuud Sayid Aadan waxaa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland  Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay dhibaatooyin ka dhacay xuduudaha dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in dhibaatooyinkaas ay ku dhinteen dad Soomaaliyeed hantina lagu bur buriyay,isla markaana falal kufsi ah loogu geystay gabdhihii ku noolaa deegaanka Balad Xaawo.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland  Maxamuud Sayid Aadan waxaa uu sheegay in lala xisaab tami doono cid walbo oo ku lug leh dhibaatooyinkaas.

Dhinaca kale waxa uu ka dhawaajiyay Maxamuud Sayid Aadan in laga wada hadli doono dhibaatooyinka ka dhacaya  xuduudaha dalalka Kenya iyo Soomaaliya ,kuwaasi oo loo geystay dad shacab ah.

Hoos ka dhageyso codka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts