HomeCaalamkaShirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo Maanta furmaya & Madaxweyne Farmaajo oo...

Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo Maanta furmaya & Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maanta oo jimce ah ayaa lagu wadaa in Magalada Bijin ee Caasimadda dalka Shiinaha uu ka furmo shirka Iskaashiga Wadamada Afrika iyo shiinaha. Shirkaas waxaa ka qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isla markaana ay qeyb ka yihiin Wasiirada Arrimaha dibada iyo Ganacsiga. Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka noqon doona […]

- Advertisement -

Maanta oo jimce ah ayaa lagu wadaa in Magalada Bijin ee Caasimadda dalka Shiinaha uu ka furmo shirka Iskaashiga Wadamada Afrika iyo shiinaha.

Shirkaas waxaa ka qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isla markaana ay qeyb ka yihiin Wasiirada Arrimaha dibada iyo Ganacsiga.

- Advertisement -

Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka noqon doona Madaxweynaha dalka Shiinaha iyo madax ka socota 53 dal oo dhamaantood Afrikan ah.

Waxaa shirkaas looga hadli doonaa muhiimadda sidoo loo abuuri lahaa hindise lagu  dhisayo kaabayaasha dhaqaale ee loo yaqaan “Belt and Road Initiative”, kaas oo fududeynaya isku xirnaanta dalalka qaybta ka ah, korna u qaadaya horumarkooda dhaqaale.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga la socda ayaa inta uu kulanka socdo waxa ay wadahadalo la yeelan doonaan qaar ka mid ah madaxda ka socota Wadamada Afrika ee shirkaasi ka qeyb galaya.

Latest stories