HomeCaalamkaBooliska Uganda oo Xildhibaan ka hor istaagay inuu ka baxo dalkaas

Booliska Uganda oo Xildhibaan ka hor istaagay inuu ka baxo dalkaas

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Booliiska dalka Uganda ayaa lagu soo warramayaa in ay horistaageen isku day uu dalka uga dhoofayay xildhibaan Bobi Wine, isaga oo rabay in uu dawayn u raadsado dalka dibaddiisa. Waxaa lagu eedeeyay khayaano qaran ka dib markii la dhagax tuuray baabuur uu watay madaxweyne Yoweri Museveni wakhti ay socotay doorasho ku celis ah. Boni ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliiska dalka Uganda ayaa lagu soo warramayaa in ay horistaageen isku day uu dalka uga dhoofayay xildhibaan Bobi Wine, isaga oo rabay in uu dawayn u raadsado dalka dibaddiisa.

Waxaa lagu eedeeyay khayaano qaran ka dib markii la dhagax tuuray baabuur uu watay madaxweyne Yoweri Museveni wakhti ay socotay doorasho ku celis ah.

- Advertisement -

Boni ayaa aad u dhaawacmay ka dib markii la sheegay in ay booliisku garaaceen.

Latest stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display