HomeCaalamkaSawirro:-Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dalka Shiinaha waxaa ku sugan Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaaahi Farmaajo iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu hoggaminayo,kuwaas oo ka qeyb geli doona Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan uu la yeeshay dhigiisa shiinaha waxa qeyb ka ahaa Wasiirada Arrimaha Dibada iyo ganacsiga Soomaaliya,waxana halkaasi lagu kala saxiixday heshiis. Heshiiska ayaa ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Shiinaha waxaa ku sugan Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaaahi Farmaajo iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu hoggaminayo,kuwaas oo ka qeyb geli doona Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan uu la yeeshay dhigiisa shiinaha waxa qeyb ka ahaa Wasiirada Arrimaha Dibada iyo ganacsiga Soomaaliya,waxana halkaasi lagu kala saxiixday heshiis.

- Advertisement -

Heshiiska ayaa ahaa mid  isfaham oo ku saabsan Hindisaha Dhismaha Kaabeyaasha Dhaqaalaha (Belt and Road Initiative) iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee labada dal,waxaana saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya ku yaboohday dhaqaale lagu taageerayo amniga, gargaarka iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Saacadaha soo socda Maanta oo Jimce ah ayaa la filayaa in Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo furmo,kaas oo wafdiga dowladda Soomaaliya ka socda ay ka qeyb gli doonaan.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts