HomeWararSawirro:-Banaanbax ballaaran oo ka socda Magaalada Gaalkacyo

Sawirro:-Banaanbax ballaaran oo ka socda Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waxaa caawa banaanbax  ballaaran uu ka socdaa koonfurta Magaalada gaalkacyo, kaasi oo dhigayan dhalinyaro iyo qaar kamid ah ganacsatada Magaalada Gaalkacyo. Banaanbaxan ayaa waxaa looga soo horjeedaa maleeshiyo labo maalin xanibay gaadiidka isaga kala goosha wadada dheer ee xiriirisa Koonfurta iyo Waqooyi Magaalada gaalkacyo. Qof kamid ah dadka banaanbaxa dhigaya oo la hadlay dalsan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa caawa banaanbax  ballaaran uu ka socdaa koonfurta Magaalada gaalkacyo, kaasi oo dhigayan dhalinyaro iyo qaar kamid ah ganacsatada Magaalada Gaalkacyo.

Banaanbaxan ayaa waxaa looga soo horjeedaa maleeshiyo labo maalin xanibay gaadiidka isaga kala goosha wadada dheer ee xiriirisa Koonfurta iyo Waqooyi Magaalada gaalkacyo.

- Advertisement -

Qof kamid ah dadka banaanbaxa dhigaya oo la hadlay dalsan ayaa u sheegay in maleeshiyo hubeysan oo ka careysan maxaabiis uga xiran hargeysa iyo garoowe oo reer galmudug ah ay wadada u xiran tahay,isla markaana gaadiid badan ay u xaniban yihiin.

Gaadiid badan oo ay saaran yihiin xoolo iyo iyo badeecooyin oo ay leeyihiin dad ganacsato ah ayaa waxa ay ku xaniban yihiin duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug muddo labo maalin ah,waxaana weli ka hadlin mamulka gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts