HomeCaalamkaSawirro:-Ciidamo Boolis ah oo si rasmi ah ula wareegay Stadium Muqdisho

Sawirro:-Ciidamo Boolis ah oo si rasmi ah ula wareegay Stadium Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta garoonka Kubadda Cagta Stadium muqdisho. Muddo waxa ay xarun u aheyd Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, waxaa dadaal dheer u gashay dowladda Soomaaliya si loogu soo celiyo gacanta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha si’ ay qeyb uga noqoto meelaha dadweynaha isugu yimaadan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta garoonka Kubadda Cagta Stadium muqdisho.

Muddo waxa ay xarun u aheyd Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, waxaa dadaal dheer u gashay dowladda Soomaaliya si loogu soo celiyo gacanta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha si’ ay qeyb uga noqoto meelaha dadweynaha isugu yimaadan.

- Advertisement -

Garoonka ayaa ahaa garoonkii ugu weynaa Soomaaliya isagoo xilliyadii Nabadda Marti geliyay ciyaaro heer Caalami ah.

Dadweyne kala duwan oo isaga kala yimid qeybaha gobalka Benaadir, Saraakiil Ciidan, Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobalka Benaadir ayaa ka qeyb galay xafladda  Ku wareejinta masuuliyadda Amni ee Garoonka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts