HomeCaalamkaMadaxweynaha Cusub ee DDSI oo sameeyey xilka qaadis iyo Magacaabis

Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo sameeyey xilka qaadis iyo Magacaabis

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ahna Kusimaha Madaxweynaha Mustafa Muxumed Cumar ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday Taliyeyaasha Ciidamada Liyuu Boolis iyo Asluubta  isaga oo Magacaabay taliyeyaal kale. Madaxweyne Mustaf Cagjar ayaa u Magacaabey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalida Itoobiya Janeraal Maxamed Yare Xasan Cali, Taliyaha Ciidanka Liyuu Boolis Col, Maxamed Cabdi Mowzar.halka Taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ahna Kusimaha Madaxweynaha Mustafa Muxumed Cumar ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday Taliyeyaasha Ciidamada Liyuu Boolis iyo Asluubta  isaga oo Magacaabay taliyeyaal kale.

Madaxweyne Mustaf Cagjar ayaa u Magacaabey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalida Itoobiya Janeraal Maxamed Yare Xasan Cali, Taliyaha Ciidanka Liyuu Boolis Col, Maxamed Cabdi Mowzar.halka Taliyaha Ciidanka Asluubta loo Magacaabay  Col, Cabdi Kariin Sheekh Muuse.,Taliyaha Sirdoonka Muqtaar Sheekh Xuseen Amiin,Duqa Magalada Jigjiga waxaa loo Magacaabey Garaad Cumar Dool Xersi halka Wasiirka xafiiska Madaxtooyada loo magacaabey Khadar Jikre.

- Advertisement -

Baraha Bulshada ay isticmaasho ayaa waxaa laga hadal hayaa in Taliyaha ciidanka Asluubta ee uu Magacaabey Madaxweyne Mustafe Cagjar uu yahay Cabdi Kariin Muuse Qali-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ONLF,isla markaana dowladda Soomaaliya horay ugu wareejisay Itoobiya balse markii dambe lasoo daayey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts