HomeCaalamkaSawirro:-Qorshaha dowladda Somalia ku soo daabaceyso lacag Cusub oo Gabagabo maraya

Sawirro:-Qorshaha dowladda Somalia ku soo daabaceyso lacag Cusub oo Gabagabo maraya

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka ayna ka qayb galeen xubna ka socda beesha caalamka, daneeyaasha arrimaha Soomaaliya iyo deeq-bixiyaasha.

kulanka maanta ayaa ajandayaashiisa ugu waawayn waxaa kamid dar-dargalinta qorshaha samaynta lacagta cusub ee shilin Soomaaliga ah.

- Advertisement -

Dhammaan dhinacyadii ka qayb galay kulanka ayaa waxa ay  isla garteen in dawladihii iyo hay’adihii ballan qaaday in ay dawladda ka taageerayaan dhaqaalaha lagu daabacayo lacagta oo dhan $41 milyan ay si dhaqsa ah u bixiyaan lacagihii ay ku yabooheen maadaama ay Soomaaliya soo buuxisay shuruudihii laga doonayay si lacag loogu daabaco.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in qorshaha lagu soo daabacayo lacagta shillinka soomaaliga ah uu socdo,isla markaana uu marayo Heer gaba gabo ah.

- Advertisement -

Latest stories