HomeMaqalFaah faahin: Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Faah faahin: Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qaraxaan oo ahaa mid gaari ayaa Maanta waxa uu  ka dhacay meel u dhow Isgoyska Al-Baraka ee degmada Hodan,waxaana la sheegay in uu ahaa Gaari ay la socdeen Ciidamo  ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. Gaariga qarxay oo nooceesu ahaa kaarib ayaa waxaa la sheegay in ay wateen laba  askari oo ka tirsan Ciidanka dowlada,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan oo ahaa mid gaari ayaa Maanta waxa uu  ka dhacay meel u dhow Isgoyska Al-Baraka ee degmada Hodan,waxaana la sheegay in uu ahaa Gaari ay la socdeen Ciidamo  ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Gaariga qarxay oo nooceesu ahaa kaarib ayaa waxaa la sheegay in ay wateen laba  askari oo ka tirsan Ciidanka dowlada,isla markaana ay durba goobta ku geeriyoodeen.

- Advertisement -

Macada in qaraxa gaariga loogu xiray iyo in goobta uu ku aasnaa,balse dadka Xaafada Al-Baraka ayaa waxa ay ku waramayaan in dad Shacab ah ay sidoo kale ku waxyeeloobeen qaraxaas.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga ee ku aadan Qaraxan maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay.waxana uu ku soo aadayaa xilli Wadooyinka qaar ee Muqdisho ay Maanta xiran yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts