HomeCaalamkaSaddex todobaad kadib Internetkii oo dib loogu soo celiyey bariga Itoobiya

Saddex todobaad kadib Internetkii oo dib loogu soo celiyey bariga Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Deegaannada bariga Itoobiya oo dhulka Soomaliduna uu ku jiro ayaa waxaa dib u soo laabtay Internetka oo laga jaray markii ay rabshaduhu ka billowdeen horraantii bishan. Ujeeddada Internetka loo jaray lama sheegin, hase yeeshee wuxuu jaritaanku salka ku hayey in laga hor tago in aan nacayb iyo rabshado dheeraad loo adeegsan in lagu huriyo. Hase […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Deegaannada bariga Itoobiya oo dhulka Soomaliduna uu ku jiro ayaa waxaa dib u soo laabtay Internetka oo laga jaray markii ay rabshaduhu ka billowdeen horraantii bishan.

Ujeeddada Internetka loo jaray lama sheegin, hase yeeshee wuxuu jaritaanku salka ku hayey in laga hor tago in aan nacayb iyo rabshado dheeraad loo adeegsan in lagu huriyo.

- Advertisement -

Hase yeeshee dadka u dhaqdhaqaaqa xorriyadda hadalka iyo xuquuqda helitaanka wararka waxay ku doodayaan in shacabka laga hor istaagay xuquuq aasaasi ah oo ay lahaayeen.

Arrintan ayaa ku soo beegantay ayadoo la isugu yeeray baarlamaanka dawlad deegaanka Soomaalida inay isugu yimaadaan shir aan caadi ahayn oo berri ka dhici doona magaalada Jigjiga.

Inkastoo aan la sheegin arrimaha uu shirkaas ku saabsan yahay, ayaa haddana waxaa la filayaa inuu la xiriiro isbeddelada dhawaan looga dhawaaqay Addis Ababa, sida calanka dawlad deegaanka iyo astaanta calanka.

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Jigjiga ayaa iyagana sheegaya in xarunta madaxtooyada ee magaaladaas lagu arkay ciidan milateri ah oo gaar ka haya.

Hore waxaa xarunta u ilaalin jiray ciidanka Liyuu Booliska oo ahaa ciidan uu abuuray madaxweynihii hore, Cabdi Maxamuud Cumar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts