HomeWararONLF iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo heshiis wada gaaray

ONLF iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo heshiis wada gaaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha  cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar iyo Xuseen Nuur oo ah sarkaal sare oo ka tirsan jabhada ONLF. Waxaa kulanka kadib la soo saaray qodobo ka kooban todobo qodob. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr oo ay kamid tahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha  cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar iyo Xuseen Nuur oo ah sarkaal sare oo ka tirsan jabhada ONLF.

Waxaa kulanka kadib la soo saaray qodobo ka kooban todobo qodob.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr oo ay kamid tahay sidii xal buuxa looga gaari lahaa dagaaladii dhexmaray jabhada ONLF iyo maamulkii ka ariminaaye dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo hogaaminaaye Cabdi Maxamuud Cumar.

 Hoos ka akhriso qodobada shirka kasoo baxay.

In si deg deg ah loo qaado tallaabooyin lagu daryeelayo halgamayaashii ku naafoobay dagaaladii guumaysi-diidka ahaa ee ay ku la jireen TPLF.

  1. In jabhadu ay si xor ah dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed uga biloowdo deegaanka Soomaalida;
  2. In laga fogaado wixii keeni kara isku dhacyo ama keeni kara qalalaase amaan;
  3. In wadahalo mug wayn oo u dhaxeeya dawladda Itoobiya iyo ONLF dhawaan si rasmi ah u bilaabmaan;
  4. In laga fogaado wixii kala geeynaya shacabka deegaanka ama keenaya kala shaki iyo naceyb;
  5. In maamulka cusub ee deegaanku kaalin fiican ka ciyaaro in loo fududeeyo ONLF inay si sharci ah barnaamijyadeeda siyaasadeed uga hirgaliso deegaanka;
  6. In maamulka cusub ee deeganku ballan qaado doorashooyin xor iyo xalaal ah kadib marka uu dhamaado xiliga kala guurka ah;

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts