HomeWararDhageyso:-Taliska Ciidanka xoogga dalka oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobolka...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka xoogga dalka oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Daynuunaay oo ka tirsan gobolka Baay, halkaasi oo ay fariin  ku leeyihiin Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,kadib markii ay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab. Intii uu howgalka socday ayaa waxaa dhacay dagaalka xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Daynuunaay oo ka tirsan gobolka Baay, halkaasi oo ay fariin  ku leeyihiin Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,kadib markii ay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.

Intii uu howgalka socday ayaa waxaa dhacay dagaalka xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,waxaana dagaalka  ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,inkastoo labada dhinac ay guulo ka sheegteen dagaalka.

- Advertisement -

Gaashaanle sare Ismaaciil Khaliif Shire oo ah Abaanduulaha qeybta 60-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowlada ay iska caabiyeen weerarkii al shabaab ay ku soo qaadeen,isla markaana guulo ka sheegtay dagaalka.

Xaalada deegaanka Daynuunaay oo ka tirsan gobolka Baay ayaa haatan degan kadib markii halkaasi maanta uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.

Hoos ka dhageyso codka Abaanduulaha qeybta 60-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts