HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo kulan deg deg ah ka yeeshay dhibaatooyin ay geysteen...

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo kulan deg deg ah ka yeeshay dhibaatooyin ay geysteen Ciidanka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Jubbaland ayaa markale waxa uu si kulul uga hadlay dhibaatoyinka Ciidamada Kenya ka wadaan deegaano ka tirsan Maamlkaas,iyada oo Ciidanka Kenya ay bur buriyeen Xarumo ahy laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Jubbaland ayaanan sicad u sheegn cida ku lugta leh burburinta loo geystay Xarmo Shirkadda Hormuud ku leedahay deegaano ka kala tirsan Gobolada Jubbada Hoose […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa markale waxa uu si kulul uga hadlay dhibaatoyinka Ciidamada Kenya ka wadaan deegaano ka tirsan Maamlkaas,iyada oo Ciidanka Kenya ay bur buriyeen Xarumo ahy laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Jubbaland ayaanan sicad u sheegn cida ku lugta leh burburinta loo geystay Xarmo Shirkadda Hormuud ku leedahay deegaano ka kala tirsan Gobolada Jubbada Hoose iyo Gedo.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ayaa shaki geliyey in burburntaas ay ku lug leeyihiin Ciidanka Kenya balse uu ku gaabsaday in ay ahaayeen Ciidamo ka soo gudbay Xadka Soomaaliya la wadaagto dalka Kenya.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Jubbaland ay baaritaano ku heysto sidii lo ogaan lahaa Cidamadii ka dambeeyey dhibaatada loo geystay Xarumaha Shirkadda Hormuud gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyey.

Si kastaba Sanadkaan gudihiisa Ciidamada Kenya ayaa waxa ay sicad u bur buriyeen Xarumo ay laheyd Shirkada Hormuud oo ku kala yaalla degmada Ceelwaaq Gedo iyo deegaanka Cali Bulleey ee Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts